Midowga Musharixiinta oo si kulul uga hadlay fashilka shirkii Afisiyooni (Akhriso)
Golaha Midowga Mushariixiinta ayaa war kasoo saaray fashilka shirkii Afisiyooni ee u dhexeeyay madaxda sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada. Qoraal ka soo baxay Midowga Mushariixiinta ayay ku sheegeen inay ka walaacsan yihiin Natiijo la’aanta uu ku soo dhamaaday shirkaasi, iyagoo eedeymo kulul u jeediyey Madaxweyne Farmaajo. HOOS KA AKHRISO QORAALKA MUSHARAXIINTA … Continue reading Midowga Musharixiinta oo si kulul uga hadlay fashilka shirkii Afisiyooni (Akhriso)
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed